Ergayga Madaxweynaha ee Gurmadka Abaaraha oo soo saaray warbixintii u horeysay

Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u Qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, wuxuu warbaahinta la wadaagayaa xaaladda haslista ah ee abaaraha iyo arrimaha bani-aadannimada dalku marayo. Ergeyga ayaa maalmihii ugu danbeeyay tan iyo markii la magacaabay ku howllanaa xog ururin iyo kulamo wada-tashi ah oo uu la yeelanayay hey’adaha kala duwan ee horay ugu … Continue reading Ergayga Madaxweynaha ee Gurmadka Abaaraha oo soo saaray warbixintii u horeysay